ilxaax
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Lumidda rabitaanka wax loo qabay marka ay indhuhu ka bataan araggooda. 2. Baryo aad u badan.
- 1. Wax indhaha ka batay rabiddii loo qabay lumid. 2. Wax si aad ah u baryid.
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha: