ilxaaxQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Lumidda rabitaanka wax loo qabay marka ay indhuhu ka bataan araggooda. 2. Baryo aad u badan.1. Wax indhaha ka batay rabiddii loo qabay lumid. 2. Wax si aad ah u baryid.