ilxaydh
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-dhyo, m.dh)
Macnaha:
- (c.nafl.) Lakabka sare ee adag ee isha lafdhabarleyda. Isha xaggeeda hore, ilxaydhu waxay isu beddeshaa koorniya.
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-dhyo, m.dh)
Macnaha: