koorniya

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-yayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. (c.nafl ) Dabool ilays gudbiye ah oo ku yaalla kubbadda isha xaggeeda hore. Waa isbedel socda oo ka yimaadda ilxaydha.