imaasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg imow. ld imaad, imaatin.

imow

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Macnaha:

  1. (yimid, timid) Meel qofka lala hadlaya ama kan hadlayaba jooga tegid.

imaad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld imaansho.

imaatin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld imaasho.