indhadaraandar
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Wareeridda lagu wareero wax si aad u qurxoon. 2. Wax arki waayidda, iftiin xoog badan oo indhaha ku dhaca dartii wax lala arki waayo. ld indhadaraandarid.
- 1. Wax aad u qurxoon ku wareerid. 2. Iftiin xoog badan oo indhaha ku dhacay awgii wax la arki waayid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

