indhadaraandarid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg indhadaraan-dar². ld indhadaraandar¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

indhadaraandar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Wareeridda lagu wareero wax si aad u qurxoon. 2. Wax arki waayidda, iftiin xoog badan oo indhaha ku dhaca dartii wax lala arki waayo. ld indhadaraandarid.
  2. 1. Wax aad u qurxoon ku wareerid. 2. Iftiin xoog badan oo indhaha ku dhacay awgii wax la arki waayid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur