indhafuran
Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4
Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)
Macnaha:
- 1. Wax feejigan ahaansho. 2. Wax meel shaqo iwm aad u kala yaqaan ahaansho. 3. Wax aan loo jeedin wax arka ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

