indhafurnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg indhafuran. ld indhafurnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

indhafuran

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)

Macnaha:

  1. 1. Wax feejigan ahaansho. 2. Wax meel shaqo iwm aad u kala yaqaan ahaansho. 3. Wax aan loo jeedin wax arka ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

indhafurnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld indhafurnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur