Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
1. ld indhashareero. 2. ld indhashareerasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3
Isrogrogga: (-rtay, -ratay)
Macnaha:
1. We-jiga wax qariya saarasho. 2. Indhasharo samaysasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur