indhashareerasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg indhashareero. ld indhashareerad (2).

indhashareero

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-rtay, -ratay)

Macnaha:

  1. 1. We-jiga wax qariya saarasho. 2. Indhasharo samaysasho.