injiil

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-lo, m.l)

Macnaha:

  1. Kitaabkii nebi Ciise (n.k.h.a.).
  2. (dii.) Axdiga Cusub. Qeyb ka mid ah kitaabka kirishtaanka kaasoo la xiriira noloshii Nebi Ciise, iyo diinta Masiixiga Kaniisadii hore ee Masiixiyiinta.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

k

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (ka') Xarafka kow iyo tobnaad ee alifka soomaaliga, waana shibbane. ld kaaf.

Lamidka: kaaf

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

h

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (ha') Xarafka siddeedaad ee farta soomaaliga, ahna shibbane.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

a

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (a') Xarafka koowaad ee xuruufta af soomaaliga, ahna shaqal gaaban.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur