inkirid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg inkir². ld inkir¹ (2), inkiraad, inkirmo.

inkir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dafiraad. 2. ld inkirid.
  2. Wax laysku ogaa, laysku lahaa, ama laysku soo eedeeyey, diidid.

inkiraad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld inkirid.

inkirmo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld inkirid.