innaga

Qaabnax: Magacuyaal Ebyoon | Pronoun Independent

Macnaha:

  1. Magacuyaal tilmaama qofka koowaad ee wadarta ah oo ku jira kuwa lala hadlayo ama wax loo qorayo. ld inna².

inna

Qaabnax: mu.diid

Macnaha:

  1. waxba. ld in¹ (5).
  2. ld innaga.
  3. ld ina.