inqaasQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-syo, m.dh)Macnaha:ld anqaas.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
anqaasQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Hoore madow oo ka samaysan dhuxul, xabag, caano ama biyo isku riiqan oo ardada dugsiga quraanka wax ku qortaan. ld inqaas.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00