anqaas

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Hoore madow oo ka samaysan dhuxul, xabag, caano ama biyo isku riiqan oo ardada dugsiga quraanka wax ku qortaan. ld inqaas.

inqaas

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-syo, m.dh)

Macnaha:

  1. ld anqaas.