insaarixidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg insaarax². ld ansaa-rixid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
insaaraxQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:U soo hiloobidda lo'da ay u soo hiloowdo dhashoodii; araasi. ld ansaarax¹, araasi¹.Dhal u soo hiloobid (lo'). ld ansaarax².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0