araasiyidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:eeg araasi². ld insaarixid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
araasiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Orod iyo ci'uu sameeyo sac dhalay marka uu u soo socdo dhashiisa. ld insaarax¹.Sac markaa dhalay meeshi uu dhashiisa ku ogaa aadid isagoo orod iyo ci'sameynaya. ld insaarax².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
insaarixidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg insaarax². ld ansaa-rixid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0