irsiqQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld irsaaq¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
irsaaqQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Wax la cuno oo lagu noolaado. ld arsaaq, arsaaqad, irsaaqad, irsiq.Wax la cuno oo lagu noolaado cid siin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0