isdhaafdhaafidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg isdhaafdhaaf².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
isdhaafdhaafQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Is waydaarka ay labo waxyaabood ama ka badan ay jahooyin kala duwan isu weydaartaan dhawr jeer.Laba waxyaabood ama ka badan jahooyin kala duwan dhawr jeer isu weydaarasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00