isdhaafdhaaf
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- Is waydaarka ay labo waxyaabood ama ka badan ay jahooyin kala duwan isu weydaartaan dhawr jeer.
- Laba waxyaabood ama ka badan jahooyin kala duwan dhawr jeer isu weydaarasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

