iskaambe
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. (c.nafl.) Xayawaan badeed midabkiisa caddaan iyo casaan isugu jira yahay oo dusha qolof ku leh jirkiisuna xubno-xubno u qeybsanyahay. 2. (c.nafl.) Nafley badda ku jirta oo jaadad badan ah oo hilibkooda aad loo jeecelyahay; kaambe.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

