kaambeQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-bayaal, m.l/dh)Macnaha:Nafley bad ku nool ah oo leh jir qolof adag ku dahaarantahay iyo toban lugood, lana cuno.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00