iskutallaabQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-bo, m.l)Macnaha:Calaamad ka kooban laba xariiqood oo dhexda si qumaati ah isaga goya; laanqayr. ld istallaab.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
laanqayrQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-ro, m.l)Macnaha:Astaan istilaab ah.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
istallaabQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-bo, m.l)Macnaha:ld iskutallaab.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00