islisid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg islis³.

islis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Is xoqid xoog leh oo laba shey ka dhex dhaca.
  2. (fiis.) Xoogga caabbinaya socodka dul marka loo eego dul kale oo ay is taabanayaan.
  3. Is xoqid.