islis
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- Is xoqid xoog leh oo laba shey ka dhex dhaca.
- (fiis.) Xoogga caabbinaya socodka dul marka loo eego dul kale oo ay is taabanayaan.
- Is xoqid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

