istaahil

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Fal u dhigma xumaan ama wanaag la gaystey. 2. ld istaahilid.
  2. Qof wanaag ama xumaan geystey fal u qalma ku abaal marin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

istaahilid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg istaahil². ld istaahil¹ (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur