qalan
Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1
Isrogrogga: (-lmay, -lantay; -lmi)
Macnaha:
- 1. Wax la qalay noqosho (nafley). 2. U q.: wax, wax istaahilid.
- 1. Wax la qalay ahaansho (nafley). 2. U q.: wax, wax istaahila ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

