ister

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-ryo, m.dh)

Macnaha:

  1. (kiim.) Nooc iskudhis orgaanig ah oo ku samaysma falgal dhexmara asiidh iyo alkohool.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur