istiil

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Karti iyo dadaal dheeraad ah oo lagu fuliyo hawl qabashadeedu dhib tahay.
  2. Hawl qabashadeedu dhib tahay karti iyo dadaal dheeraad ah ku fulin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur