isuqaybin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (xis.) Astaanta :. Xisaabfalka labaale ee lagu helo qaybta laba xaddi (tiro). Isuqaybinta waa xisaabfalka weydaarka u ah iskudhufashada.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur