isutallow

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-wyo, m.dh)

Macnaha:

  1. (baay.) Isku beddelka qaybo ka mid ah koromo-taydhyada u dhexeeya. Koromosoomyo isku mid ah.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur