itixaadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Isutagga siyaasadeed, dhaqaale, iwm ee dhex mara laba dawlad iwm; midow.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
midowQaabnax: Magac Lab | Noun MasculineMacnaha:1. Mid noqosho (dad). 2. ld midoobid.Wax kala firirsanaan mid noqosho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0