itixaanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld imtixaan¹.ld imtixaan².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
imtixaanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-nno, m.dh)Macnaha:1. Imtixaan lagu tijaabo cid aqoonta. 2. Dhibaato cid ku dhacda oo lagu tijaabinayo dulqaadkeeda. ld intixaan, itixaan.1. Tijaabin heerka aqooneed ee qof. 2. Cid dulqaad-keeda tijaabin. ld intixaan², itixaan².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00