imtixaan
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-nno, m.dh)
Macnaha:
- 1. Imtixaan lagu tijaabo cid aqoonta. 2. Dhibaato cid ku dhacda oo lagu tijaabinayo dulqaadkeeda. ld intixaan, itixaan.
- 1. Tijaabin heerka aqooneed ee qof. 2. Cid dulqaad-keeda tijaabin. ld intixaan², itixaan².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

