iyana

Qaabnax: Magacuyaal Ebyoon | Pronoun Independent

Macnaha:

  1. 1. Magacuyaalka qofka saddexaad ee kelida ah oo ka kooban 'iya 1'iyo 'na 2'. 2. Magacuyaalka qofka saddexaad ee wadarta ah oo ka kooban 'iya 2'iyo 'na 2'.