jaabajaabeyn

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dad isku dhex jira oo aan isgaranayn. 2. Dad keli keli ah. 3. ld jaabeyn.

Lamidka: jaabeyn

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jaabeyn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg jaabee. ld jaabajaabeyn (3), jaabajaabeys, jaabeys.

Lamidka: jaabee, jaabajaabeyn, jaabajaabeys, jaabeys

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur