jaabeyn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg jaabee. ld jaabajaabeyn (3), jaabajaabeys, jaabeys.

Lamidka: jaabee, jaabajaabeyn, jaabajaabeys, jaabeys

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jaabee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-beeyay, -beysay)

Macnaha:

  1. 1. Jaabo aruurin. 2. Laab hoggaanka ka mid ah oo ratiga gafuurka loo geliyo si loo hoggaamiyo. ld jaabajaabee.

Lamidka: jaabajaabee

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jaabajaabeyn

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dad isku dhex jira oo aan isgaranayn. 2. Dad keli keli ah. 3. ld jaabeyn.

Lamidka: jaabeyn

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jaabajaabeys

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld jaabeyn.

Lamidka: jaabeyn

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jaabeys

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld jaabeyn.

Lamidka: jaabeyn

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur