jaajaale

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. Qof maadlow ah oo dadka ka qosliya; maadeeye.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur