jaanqaadid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. eeg jaanqaad². ld jaanqaad¹ (3).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jaanqaad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Qaadidda tallaabada shanqarta ka yeerta (qof kabo qaba). 2. Saanqaad; socod. 3. ld jaanqaadid.
  2. 1. Qaadista tallaabada, shanqar ka yeersiin (qof kabo qaba). 2. Saanqaadid; socosho.

Lamidka: Saanqaad, socod, jaanqaadid

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur