jaanqaad
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Qaadidda tallaabada shanqarta ka yeerta (qof kabo qaba). 2. Saanqaad; socod. 3. ld jaanqaadid.
- 1. Qaadista tallaabada, shanqar ka yeersiin (qof kabo qaba). 2. Saanqaadid; socosho.
Lamidka: Saanqaad, socod, jaanqaadid
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

