bac
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-cyo, m.l)
Macnaha:
- 1. Maaddo balaastiig ka samaysan, khafiif ah oo wax lagu deto, dambiilo wax lagu ritana laga sameysto. 2. Dharbaaxo; jaawin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

