jaawqarrer

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld jaaw.
  2. Cudur raafka gala oo dillaacyo u yeela gaadid (ari).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jaaw

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Digir la cambuuleeyey xabbadaha aan bislaan.
  2. Cudur ariga raafafka ka gala oo dillaaciya nabarna ka reeba. ld jaawqarreer¹, jaawqarrir.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur