jaawQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Digir la cambuuleeyey xabbadaha aan bislaan.Cudur ariga raafafka ka gala oo dillaaciya nabarna ka reeba. ld jaawqarreer¹, jaawqarrir.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
jaawqarrirQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld jaaw.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0