jabniinQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Wax is haystey oo kalajab ku dhecay. 2. Meesha nabarka wax jebshey ku dhacay. 3. ld jabid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
jabidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg jab². ld jabniin, jebid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00