jabid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg jab². ld jabniin, jebid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jab

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-bab, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Wax qaybsamay ama burburay in ka mid ah. 2. Lafaha, qoryaha iwm kala go' ama dillaac ku dhaca. 3. Fal natiijo xumi ka soo baxdo.
  2. (daaw.) Jab lafeed oo dhammeystiran ama bacran ah.
  3. 1. Wax dillaacid ama kala go'id. 2. Col iwm guuldarro la kulmid. 3. Geed, dhismo iwm dumid. 4. Badeeco qiimeheeda hoos u dhicid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jabniin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Wax is haystey oo kalajab ku dhecay. 2. Meesha nabarka wax jebshey ku dhacay. 3. ld jabid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jebid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld jabid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur