jacjac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Dildillaac yaryar oo maqaarka kore ee dadku yeesho qabow iwm awgood.
  2. Dildilaac yaryar yeelasho qabow iwm awgood (maqaar dad).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur