jacjacidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg jacjac².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
jacjacQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Dildillaac yaryar oo maqaarka kore ee dadku yeesho qabow iwm awgood.Dildilaac yaryar yeelasho qabow iwm awgood (maqaar dad).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0