jactadidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg jactad².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
jactadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Muuqaalka uu yeesho dhar iwm oo aan si fiicanu kala fidsanayn; canbus, canyayuub. 2. Garaawshiinyo ama oggolaansho la'aan; muran foolxun.1. Dhar iwm si xun u laallaabmid. 2. Hadal jactad ah ku hadlid; asaraarid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0