jadeemidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg jadeen². ld jadeemad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
jadeenQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Cida bahallada qaarkood sida libaaxa iwm. 2. Reen.1. Bahal libaax iwm reemid. 2. Nafley taahid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
jadeemadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld jadeemid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0